Shirkada Facebook Oo Somaliland Keentay Xadhkaha Internet-Ka Xambaara

0
Sunday December 04, 2022 - 10:14:08 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1863
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkada Facebook Oo Somaliland Keentay Xadhkaha Internet-Ka Xambaara

    "Wasiir Cabdiwali ayaa sheegay in ay xukuumadda iyo sadex shirkadood ee isgaadhsiintu"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wasiir Cabdiwali ayaa sheegay in ay xukuumadda iyo sadex shirkadood ee isgaadhsiintu"



Hargaysa (HWN) Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland Cabdiwali Suufi Jibriil ayaa shaaciyay in shirkada Facebook ay Somaliland keentay xadhig Internet ah, kaasi oo ay ugu talo-gashay inay bulshadu isticmaalaan.

 

Wasiir Cabdiwali ayaa sheegay in ay xukuumadda iyo sadex shirkadood ee isgaadhsiintu ay ku heshiiyeen shirkad ka shaqayn doonta kaabayaasha xadhkaha Internet-ka iyo gudbintooda, taasina ay keentay in xadhko badan oo caalami ah ay ku soo hirtaan inay keenaa xadhko xambaara internet-ka.

 

Ugu danbayn Wasiirka ayaa sheegay in cid kasta oo reer Somaliland ah oo awooda ay keeni karto xadhiga xambaara internet-ka, loona siman yahay


Loading...
Loading...