Ibraahim Mahdi Buubaa Oo Ujawaabay Faysal Cali Waraabe

0
Sunday December 04, 2022 - 09:44:03 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2064
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ibraahim Mahdi Buubaa Oo Ujawaabay Faysal Cali Waraabe

    "Maantana waxaan jecelay in aanuu is bedelin oo uu ilaaliyo jiritaanka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Maantana waxaan jecelay in aanuu is bedelin oo uu ilaaliyo jiritaanka"



Hargaysa (HWN) Gudoomiyaha Urursiyaasadeedka Talo-wadaag Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa ujawaabay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, waxaanu Gudoomiye buubaa usoo jeediyay in Faysal Cali Waraabe uu Somaliland udifaaco sidii uu awalba udifaaci jiray oo aanu hada is-bedelin.

 

"Faysal Cali Waraabe in badan ayuu difaaci jiray qaranimada Somaliland oo uu magac iyo sumcad ku lahaa, Maantana waxaan jecelay in aanuu is bedelin oo uu ilaaliyo jiritaanka iyo qaranimada Somaliland” ayuu yidhi Ibraahim Mahdi Buubaa Gudoomiyaha Urursiyaasadeedka Talo wadaag.

 

Gudoomiye Ibraahim Mahdi Buubaa oo kamid ahaa urur siyaasadeedyadii hadhay ayay mar dambe Maxkamadu kadaba keentay ururadii soobaxay. Taasi oo dadka qaar aamin sanyihiin in ujeedada looga daba keenay ururada soobaxay ay tahay sidii loogu qaraaci lahaa xibiyada Mucaaradka oo ay isku deegaan kasoo jeedaan.


Loading...
Loading...