Ra'iisul Wasaaraha Finland Oo Sheegtay In Yurub Aanay Badbaadi Karin Mareykanka La'aantiis

0
Sunday December 04, 2022 - 08:46:34 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 673
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaaraha Finland Oo Sheegtay In Yurub Aanay Badbaadi Karin Mareykanka La'aantiis

    "Waa inaan si daacad ah u hadlaa, Yurub hadda kuma filna, waxayna la kulmi doonaa dhibaato"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waa inaan si daacad ah u hadlaa, Yurub hadda kuma filna, waxayna la kulmi doonaa dhibaato"



Ra’iisul wasaaraha Finland, Sanna Marin, ayaa sheegtay in Yurub aysan ku filneyn inay ka hortagto duulaanka Ruushka ee dalka Ukraine, iyadoo aan taageero ka helin Mareykanka.

 

Mar ay booqatay Australia, SANA, oo wadankeedu uu sugayo go'aan ku saabsan codsigeeda ku biirista NATO, ayaa sheegtay in Yurub loogga baahan yahay inay taageerto difaaceeda.

 

"Waa inaan si daacad ah u hadlaa, Yurub hadda kuma filna, waxayna la kulmi doonaa dhibaato haddaanu Mareykanka garab istaagin," ayay raacisay.

 

Dalka Finland, ayaa xuduud la leh dalka Ruushka.


Loading...
Loading...