Tababarihii Xulka Ghana Oo Iscasilay .Muxuuse Yiri ?

0
Sunday December 04, 2022 - 08:40:06 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1052
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tababarihii Xulka Ghana Oo Iscasilay .Muxuuse Yiri ?

    "Kubbadda cagtu way qurux badan tahay , mararka qaarna wey fool xun tahay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Kubbadda cagtu way qurux badan tahay , mararka qaarna wey fool xun tahay"



Tababarihii xulka Ghana Otto Addo ayaa is casilay ka dib markii xulkiii uu hoggaaminayey ee Gahana ay ka hareen Koobka Adduunka ee haatan ka socda dalka Qatar.

 

Ninkan oo 47 jir ah ayaa jagada ka ga dambeeyey tababarihii hore ee xulka Milovan Rajevac oo jagada laga qaaday bishii February ee sanadkan.

 

Otto Addo ayaa sidoo kale ayaa tababara koxda Jarmalka ee Brussia Dortmund .

 

"Mar walba waan iscasili lahaaxitaa haddii aynu u soo baxno koobka Adduunkaoo aan qaadno” ayuu yiri

 

"Kubbadda cagtu way qurux badan tahay , mararka qaarna wey fool xun tahay , maanta annaga wey noo fool xun tahay ..waa in aan wax ka baranaa anigana aad ayaan u hubaa in aan wax ka baran doono mustaqbalka " ayuu hadalkiisa ku soo koobay

 

~ waa caddaan iyo madow kubbadda , maanta madowgii ayaa nagu beegmay” ayuu sii raaciyey .

 

BBC


Loading...
Loading...