Gudida Doorashooyinka SLAND Oo Looga Yeedhay Golaha Wakiilada

0
Saturday December 03, 2022 - 12:40:40 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 974
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudida Doorashooyinka SLAND Oo Looga Yeedhay Golaha Wakiilada

    "Somaliland wakhtigan waxa ka taagan is-maandhaaf siyaasadeed"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Somaliland wakhtigan waxa ka taagan is-maandhaaf siyaasadeed"

 


Hargaysa (HWN) Guddid hoosaadka arrimaha gudaha iyo amniga ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa xarunta golahaasi ugu yeedhay saaka xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka.

 

Guddida Doorashooyinka ayaa waxa hogaaminaya gudoomiyaha Guddida, oo ay weheliyaan xubnaha guddidaasi.

 

Somaliland wakhtigan waxa ka taagan is-maandhaaf siyaasadeed oo u dhexeeya Xukuumadda iyo xisbiyada mucaaridka, kaasi oo ku aadan arrimaha Doorashooyinka iyo sidii loo qaban lahaa.

 

Guddida arrimaha gudaha iyo amniga ee golaha ayaa la filayaa inay kala xaajoodaan xubnaha Komishanka Doorashooyinka halka ay hawluhu u marayaan iyo arrimaha muranku ka taagan yahay.

 

Wixii ka soo kodha warkan kala soco wararkayaga Dambe haddii alla yidhaa


Loading...
Loading...