Madaxwaynaha Somaliya Oo Maanta Jaamacad Ka Qalinjabiyay

0
Friday December 02, 2022 - 16:48:31 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1389
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Somaliya Oo Maanta Jaamacad Ka Qalinjabiyay

    "Madaxweynaha ayaa ka mid ah Ardayda sanadkan ka qalin jabiyay Jaamacadda"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madaxweynaha ayaa ka mid ah Ardayda sanadkan ka qalin jabiyay Jaamacadda"


 


Muqdisho (HWN) Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa manta ka qalinjabiyay Jaamacada Nabada ee Qaramada Midoobay, sida lagu sheegay qoraalkan hoose oo ay baahisay Madaxtooyada Somaliya  

 

"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galay Xafladda qalin jabinta dufcaddii labaad ee Jaamacadda Nabadda ee Qaramada Midoobay.

 

Madaxweynaha ayaa ka mid ah Ardayda sanadkan ka qalin jabiyay Jaamacadda isla markaana qaadanaya shahaadada sare ee PhD ee cilmiga Nabadda, Maamul wanaagga iyo Horumarinta.”


Loading...
Loading...