Boqor Buurmadaw Iyo Ugaaska Guud Ee Samaroon Oo Ka Shiray Khilaafka Somaliland

0
Friday December 02, 2022 - 08:58:54 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3029
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqor Buurmadaw Iyo Ugaaska Guud Ee Samaroon Oo Ka Shiray Khilaafka Somaliland

    "Waxaanu ku soo beegmayaa kulankani xili uu weli Somaliland ka taaganyahay khilaafka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaanu ku soo beegmayaa kulankani xili uu weli Somaliland ka taaganyahay khilaafka"


No description available.

 

Boqor Cismaan Awmaxamed  Buurmadow, Ugaaska Guud ee beelaha Gadabuursi Ugaas Abdirashiid Ugaas Rooble iyo Siyaasiyiin uu ka Midyahay Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa kulamo ku yeeshay  Caasimadda Dalka Ethiopia ee Asia Ababa.

 

Kulamaddan ayaa Sida ay ilo xogogaal ahi tilmaamayaan lagaga wada hadlay sidii somaliland looga samata bixin lahaan Khilaafka siyaasadeed ee ay dalka galisay Xukuumadda wakhtigeedi dhamaaday ee uu hogaamiyo Muuse Biixi.

 

Waxaanu ku soo beegmayaa kulankani xili uu weli Somaliland ka taaganyahay khilaafka ka dhashay doorashooyinka ee ilaa haatan aan lahelin wax lagu daweeyo.


Loading...
Loading...