Xildh. Guruuje Oo Ka Hadlay Jaad Lagu Daadiyay Madaarka Muqdisho

0
Friday December 02, 2022 - 08:49:34 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2670
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildh. Guruuje Oo Ka Hadlay Jaad Lagu Daadiyay Madaarka Muqdisho

    "shayga sidaas u qiimaha daran ayaa guud ahaan laggu qaatay dad yowga soomaaliyeed"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"shayga sidaas u qiimaha daran ayaa guud ahaan laggu qaatay dad yowga soomaaliyeed"



Hargaysa (HWN) Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje oo kamid ah Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay nadaafad darada jaadka, isagoo sheegay in xildhibaanku inaan loodaryeelin jaadka sida waxyaabaha kale ee la cuno loodaryeelo.

 

Xildhibaanka oo ka hadlaya jaadbadan oo lagu rogay garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa ummada Somalida uga duceeyay cunista Jaadka.

 

No description available.



"jawaanada ku jiraa waa jawaano jaad ka buuxo oo laggu daadiyay madaarka mogdisho.

 

Sida sawirka idiinka muuqata jawaanadu waa uskag korkooduna wuu madoobaadeen, meesha jawaanadaasi daadsanyihiina waa dhulka, haba yaraatee wax daryeel ah ama xishmad ah oo la siiyaana ma jirto sida waxyaabaha kale ee dadku cuno.

 

Si kastaba ha ahaatee,  shayga sidaas u qiimaha daran ayaa guud ahaan laggu qaatay dad yowga soomaaliyeed meel ay joogaanba , Ilaahey jaadka ha inaga joojiyo."

Loading...
Loading...