Galkacyo: Dhimashada Sarkaal iyo 8 Kale

0
Saturday June 15, 2019 - 08:58:26 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2619
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Galkacyo: Dhimashada Sarkaal iyo 8 Kale

    VOA: Koox ku hubaysan bastoolada ayaa xalay fiidkii magaalada Galkacyo ku dilay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

VOA: Koox ku hubaysan bastoolada ayaa xalay fiidkii magaalada Galkacyo ku dilay

Cali Tahliil Cadceed oo ahaa sargaal katrsan Hay'adda Nabadsugidda Soomaaliya, gaar ahaan qaybta qaabilsan Galmudug .


Dilka sarkaalkan ayaa ka dhacay bartamaha magaalada Galkacyo



Ciidamada amniga ayaa bilaabay howlgallo lagu baadi-goobayo kooxidi dilka gaystay, hasa ahaatee ma jirto cid illaa imika loo soo qabtay dilkan.


Dhinaca kale maleeshiyo-beeleed ku hayb ah sarkaalka la dilay ayaa 8 qof dilay isla markaana dhaawacay laba qof oo kale.



Dadka dhintay iyo kuwa dhaawaca ah ayaa dhammaan ahaa dad kasoo jeeda qaybo ka mid ah gobolada koonfureed ee Soomaaliya, waxaana dilkan uu noqonayaa kii labaad ee todobaad gudihiis ka dhaca deegnada galmudug ee loo gaysto dadka kasoo jeeda gobolada koonfurta Soomaaliya


VOA.

Loading...
Loading...