Safiiro Ka Socda Caalamka Oo Soo Gaadhay Hargeysa Iyo Kulamo Ay La Qaadanayaan Dhinacyada Isku Haya Siyaasada

0
Tuesday November 29, 2022 - 17:04:03 in News by Abdi Good
  • Visits: 2135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Safiiro Ka Socda Caalamka Oo Soo Gaadhay Hargeysa Iyo Kulamo Ay La Qaadanayaan Dhinacyada Isku Haya Siyaasada

    Safiiro Ka Socda Caalamka Oo Soo Gaadhay Hargeysa Iyo Kulamo Ay La Qaadanayaan Dhinacyada Isku Haya Siyaasada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiiro Ka Socda Caalamka Oo Soo Gaadhay Hargeysa Iyo Kulamo Ay La Qaadanayaan Dhinacyada Isku Haya Siyaasada

Safiirro ka socda Dalalka Beesha caalamka ee Somaliland ka taageera Doorashooyinka iyo Dimuqraadiyadda, ayaa soo gaadhay Magaalada Hargeysa, kuwaas oo la filayo in ay saacadaha soo socda kulamo la yeeshaan dhinacyada isku haya siyaasadda Somaliland.


Weftigan Safiirrada ah, ayaa ujeeddada socdaalkoodu la xidhiidha sidii ay isugu soo dhawayn lahaayeen Mucaaradka iyo Xukuumadda Somaliland oo isku maandhaafsan Arrimaha doorashooyinka Somaliland ee Madaxtooyada iyo Ururrada.

Muuse Biixi oo la kulmay safiirro iyo diblomaasiyiin ka socda Midowga Yurub iyo UK – Puntland Post



 
 
Loading...
Loading...