DHAMBAAL TACSI AH: 27/11/2022.

0
Sunday November 27, 2022 - 09:56:35 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAMBAAL TACSI AH: 27/11/2022.

    INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN


Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JSL Aadam Xaaji Cali Axmed, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka Bahda Garsoorka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii, eheladii iyo qaraabadii, ay ka baxday AHN Marxuumad Jaamaad Cige Baxnaan oo ubadkeeda uu kamid ahaa Sharmaake Yuusuf Faarax Isu-duwaha Maxkamadaha Guurguura. Marxuumaddu waxay mar dhawayd ku geeriyootay magaalada Hargeysa.


Guddoomiyuhu waxa uu marxuumadda Ilaahay uga baryayaa, in uu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyska, ehellada iyo qaraabada ay ka baxdayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...