Hogaamiyaha Ruuxiga Ee Iran Oo Ammaanay Ciidamadii Ka Hortagay Dibadbaxyada

0
Saturday November 26, 2022 - 18:58:04 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 521
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiyaha Ruuxiga Ee Iran Oo Ammaanay Ciidamadii Ka Hortagay Dibadbaxyada

    "Xukuumadda Iran ayaa sheegtay in 50 ka mid ah ciidamada ammaanka la dilay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xukuumadda Iran ayaa sheegtay in 50 ka mid ah ciidamada ammaanka la dilay"


 


 

Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran, Ayalollah Cali Khamenei, ayaa ku amaanay maleeshiyaadka Basij doorkooda ay ka qaateen xakameynta mudaaharaadyada dalkaasi ka dhacay.

 

Wuxuu sheegay in qaar badan ay "naftooda u hureen" si ay dadka uga ilaaliyaan waxa uu ku tilmaamay "rabshad".

 

Xukuumadda Iran ayaa sheegtay in 50 ka mid ah ciidamada ammaanka la dilay tan iyo intii ay dibadbaxyada bilaabmeen bishii September.

 

Dibadbaxyada ayaa ka dhashay ka dib markii gabadh lagu magacaabi jiray Mahsa Amini la sheegay in ay ku dhex dhimatay xabsi ay booliiska ku hayeen.

 

BBC

 

 

 

 

 


Loading...
Loading...