Ciidanka Booliska Oo War Ka Soo Saaray Gacan Ku Dhiigle Dil Ka Gaystay Hargeysa Oo La Raadinayey

0
Saturday November 26, 2022 - 09:47:17 in News by Abdi Good
  • Visits: 1794
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Booliska Oo War Ka Soo Saaray Gacan Ku Dhiigle Dil Ka Gaystay Hargeysa Oo La Raadinayey

    Ciidanka Booliska Oo War Ka Soo Saaray Gacan Ku Dhiigle Dil Ka Gaystay Hargeysa Oo La Raadinayey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Booliska Oo War Ka Soo Saaray Gacan Ku Dhiigle Dil Ka Gaystay Hargeysa Oo La Raadinayey
Ciidanka Booliska JSL ayaa Caawa gacanta ku soo dhigay Eedaysane Baashe Faarax Cabdi oo ku Eedaysan in uu dilay Marxuum Jimcaale Rashiid Xasan ina Nuura Suudi oo 25 jir ah.

Eedaysanahan ayaa ku eedaysan ina ku dilay Marxuumka tooray Abaaro 2:30 Habeenimo ee Xalay kaasi oo kaga dhuftay qoorta, Dilkan ayaa ka dhacay Huteelka Niil Ee Magaalada Hargeisa.


Ciidanku waxa uu ugu baaqaayaa cid kasta oo isku dayda amni darro in ay gacan bira ku soo qaban donaan iyagoo ILAAHAY talo saaranaaya.

Ugu Dambayn Ciidanka Boolisku waxa uu shacabka Somaliland guud ahaantood ku amaanayaa kala shaqaynta amniga iyo xogaha ay mar waliba la soo wadaagaan.

Alle Mahad leh
Xafiiska Warbaahinta
Ciidanka Booliska JSL.

Loading...
Loading...