Xildh. Barkhad Batuun Oo Koodhadhka Dhaxanta Uqaybiyay Dhalinyarada Darbi Jiifka Ah. SAWIRO

0
Friday November 25, 2022 - 09:34:41 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1472
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildh. Barkhad Batuun Oo Koodhadhka Dhaxanta Uqaybiyay Dhalinyarada Darbi Jiifka Ah. SAWIRO

    "Xukuumada Muuse Biixi ee dalka loodhaariyay ayaa ku mashquulsan khilaaf"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xukuumada Muuse Biixi ee dalka loodhaariyay ayaa ku mashquulsan khilaaf"



 

Hargaysa (HWN) Xildhibaan Barkhad Batuun oo ka tirsan golaha Wakiilada Somaliland ayaa goor danbe oo xalay ah koodhadhka dhaxanta u qaybiyey qaar ka mid ah dhalinyarda darbijiifka ah ee Hargeisa ku nool.

 

Barkhad Batuun ayaa noqonaya masuulkii ugu horeeyey ee xiligan dhaxamaha ah caawiya dhalinyarada darbijiifka ah, xiligan oo uu qabay saayidi ka dhaco Somaliland ayay dhalinyaradani aad ugu baahnaayeen dharka dhaxanta,

 

Dhawan ayay ahayd markii xildhibaanku   uu sheegay in ciidamada qaranka ee sugaya nabadgelyada loo qaybiyo agabka dhaxanta sida koodhadhka iyo kabaha.

 

Xukuumada Muuse Biixi ee dalka loodhaariyay ayaa ku mashquulsan khilaaf dalka ka taagan oo ku saabsan doorashooyinka.



No description available. No description available.No description available.

Loading...
Loading...