Dr.Gaboose Oo Dib U Bilaabay Shaqadii Cusbitaalkiisa Haldoor Iyo Nuxurka War Laga Soo Saaray
			Dr.Gaboose Oo Dib U Bilaabay Shaqadii Cusbitaalkiisa Haldoor Iyo Nuxurka War Laga Soo Saaray                        
	
		
	
		
	
		
	
            
			
	
		
	
			
	
		
	
		
			
	      
    
        
    
    
              
  Gudoomiyaha ururka Barwaaqo Dr.Gaboose ayaa la shaaciyey inuu cusbitaalkiisa Haldoor dib uga bilaabay shaqadii uu hore u shaaciyey inuu ka nastay.
Fariin ogaysiis ah oo shacabka Somaliland loo dhexmariyey shirkadaha isgaadhsiinta ayaa lagu yidhi:- 
"Dr. Gaboose waxa uu ogaysiinayaa dhamaan bulshoweynta inuu shaqadii dib uga bilaabay cusbitaalka Haldoor ka dib codsi badan oo uga yimid bukaanadii cusbitaalka soo bookhanayey, waxa kale oo uu cusbitaalka ka fulin doonaa dhamaan  qaliinada neerfaha sida xididada, xangullada, maskaxda iyo lafdhabarta"
Sideed u aragtaa in Gaboose ku soo noqdo siyaasadij iyo shaqadii dhakhtarnimo ee uu hore u shaaciyey inuu iska daayey?
|  | 
        Loading...    
        
    
        Loading...    
        
    

 
         
                     0
                0            
 
    						





