Waa Kuma Tababaraha Xulka Sucuudiga Ee Guuldarada Culus Dhabarka U Saaray Argentine

0
Thursday November 24, 2022 - 08:04:53 in News by Abdi Good
  • Visits: 1754
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kuma Tababaraha Xulka Sucuudiga Ee Guuldarada Culus Dhabarka U Saaray Argentine

    Waa Kuma Tababaraha Xulka Sucuudiga Ee Guuldarada Culus Dhabarka U Saaray Argentine

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Kuma Tababaraha Xulka Sucuudiga Ee Guuldarada Culus Dhabarka U Saaray Argentine

waa Kuma tababaraha sucuudiga ee Argentine godka biyaha ugu shubay?

tababare Herve Renard markale ayuu sucuudiga ku hogaamiyey taariikh ay ka sameeyeen ciyaaraha aduunka.


tababare Herve Renard oo u dhashay dalka faransiiska hore waxa uu taariikh uga sameeyey koobka Afrika iyo xulal uu macalin u soo noqday, waa ninkii hogaaminayay xulkii zambia ee 2012 ku guuleystay koobkii Africa, waana tababarihii xulka Ivory coast ee 2015 ku guuleystay koobka Africa.

sidoo kale Zambia Wuxu tababare u noqday markii ugu horaysay 2008-2010, markale ayuu Zambia Macalin u noqday 2011-2013 wakhtigaas oo uu u qaaday koobkii Afrika ee 2012, Angola-na tababare ayuu u noqday 2010, halka xulka ivory coast maamulayey 2014-2105, xulka Maroco uu maamulayey 2016-2019 ayuu noqday tababrihii sababay in Marooko 20 sano ka dib u soo baxdo koobkii aduunka ee 2018.

Sidoo kale waxa uu soo noqday kaaliyaha tababaraha xulka Ghana, haatana waa tababaraha xulka sucuudiga ee kooxdiisu garaacday Argentine.

From making players 'shake like dogs' after training to superstition behind the white shirt, Saudi Arabia coach Herve Renard adds to his legend | Sports News,The Indian Express

Loading...
Loading...