Japan Oo Dhulka Ku Jiidday Xulkii Awoodda Badnaa Ee Germany!

0
Wednesday November 23, 2022 - 18:21:09 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 906
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Japan Oo Dhulka Ku Jiidday Xulkii Awoodda Badnaa Ee Germany!

    "Xulka kubadda cagta Japan oo lagu naanayso dagaalyahannada Samurai"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xulka kubadda cagta Japan oo lagu naanayso dagaalyahannada Samurai"



Waxa wali ka sii soconaya koobka kubadda cagta adduunka ee ka socda dalka Qadar natiijooyinka filan waaga ah ee ka soo baxaya kulamada illaa hadda la ciyaaray, waxaana ugu dambeeyey Guul darro qadhaadh oo la baday xulkii qaranka Jarmalka oo ka mid ah xulalka loo saadalinayo koobka adduunka.

 

Xulka kubadda cagta Japan oo lagu naanayso dagaalyahannada Samurai ayaa 2-1 ku karbaashay dhiggooda Jarmalka oo lagu naanayso Manchaft, ciyaar la isku raftay. I. Gundogan oo u safta Man City ayaa Jarmalka u dhaliyey goolka kowaad haafkii hore balse wax waliba waxa ay is baddaleen haafkii labaad ee ciyaartan oo ay Jabaaniisku ku keensadeen laba gool oo ay u kala dhaliyeen R. Doan iyo T. Asano.


Loading...
Loading...