Muxuu waayay muslimkii salaada subax ka tag tay!?

0
Tuesday November 22, 2022 - 10:11:35 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1506
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Muxuu waayay muslimkii salaada subax ka tag tay!?

    wuxuu waa yay ajarkii qiyaamu laylka rasuul scw qofka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wuxuu waa yay ajarkii qiyaamu laylka rasuul scw qofka



(1) wuxuu waa yay sababtii ugu waynayd ee jannada uu ku gali lahaa rasuulku scw wuxu yidhi qofka tukada labada qab qabow jannada ayuu galay salaada iyo salaada casar weeyi.


(2) wuxuu waay yay sababtii ugu waynayd ee uu naarta uga bad baadi lahaa rasuulku scw wuxuu yidhi naarta gali maayo qof tukaday marka ay cadceedu soobaxaso iyo marka ay dhacayso salaada subax iyo salaada casar.



(3) wuxuu waay yay ilaalintii allah stw rasuul scw wuxuu qofka tukada salaada subax wuxuu ku dhiraa maganta allah.


(4) wuxuu waa yay ajarkii qiyaamu laylka rasuul scw qofka salaada subx jamaaco waxaa looqoraa inuu salaad u taagnaa habeen ka dhamaantii qofka salaada cishe jamaaco ku tukada waxaa looqoraa inuu salaad u taagnaa habeenka kala badhkii.


(5) waxuu waay yay Lakulanka malaa,igta inay ku daraan liiskooda rasuul scw wuxuu yidhi waxa isku kiin cidhbinasa malaa,igta maalinta iyo ta habeenkii waxay is badalayaan salaada subax allah ayaa waydiinaya asaga oo uga cilbadan maxaa kaga timaadeen adoomahay.


Gii waxay o dhanayaan waxaanu u tagnay iyaga oo tukanaya waxa ka nimi iyaga oo tukanaya allah stw wuxuu waydiinayaa maxay I waydiisanayeen asaga oo iga cilmi badan waxay o dhanayaan waxay ku waydiisaneen dhanbi dhaaf allah stw markhaati ka haada waan u danbi dhaafaye.


(6) wuxuu yay nuurkii wajiga iyo iftiinkii malinta qiyaame rasuul wuxuu yidhi scw ugu bushaare kuwa u lugaynaya masaajida xiliga madawga ah inay leeyihiin nuur dhanays tiran maalinta qiyaame.


(7) waxa u yay ajarka iyo abaal marinta ka wayn aduunka iyo waxa dhexyaal rasuul scw wuxuu yidhi labada ragcadood ee salaada subax ka horeeya waxay ka khayr badan tiyihiin adduunka iyo wax yaa laha dhex yaal hadii sunnihii sidaa yahay maxaad u malayn faral kii!?.


( waxa uu wayay khay raad kaas iyo baal maranadaa rasuul scw wuxuu yidhi haday garan lahaayeen salaada subx iyo mida cishe way iman lahaayeen walow haba soo (gurguurtaane) gurguurashada waxa loo adeeg sadaa marka ilmah


W/Q/ ABDIRIZAK Bashir


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...