Maxay ka wada hadleen RW Xamse & Safiirka Cusub ee Imaaraadka?

0
Monday November 21, 2022 - 10:23:03 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1067
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay ka wada hadleen RW Xamse & Safiirka Cusub ee Imaaraadka?

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya



Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Ahmad Juma Al Rumaithi.



 
Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay sii adkeynta iskaashiga iyo xiriirka u dhaxeeya labada waddan iyo dardargelinta taageerada dhinacyada kala duwan ee ay dowladda Imaaraadku siiso Soomaaliya.


 
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa soo dhaweeyay danjiraah cusub, isaga oo sheegay inay dowladda Soomaaliya si wanaagsan ula Shaqeyn doonto.
Loading...
Loading...