Go'aamadii Xisbiga Kulmiye Sidee Ayey U Saameeyeen Xukuumada?

0
Sunday November 20, 2022 - 18:13:09 in News by Abdi Good
  • Visits: 1754
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Go'aamadii Xisbiga Kulmiye Sidee Ayey U Saameeyeen Xukuumada?

    Go'aamadii Xisbiga Kulmiye Sidee Ayey U Saameeyeen Xukuumada?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Go'aamadii Xisbiga Kulmiye Sidee Ayey U Saameeyeen Xukuumada?
Go’aamadii Mucaaradka miyey saameeyeen Xukuumadda, sidee ayeyse uga falcelisay.


Tan iyo intii ka dambaysay 13 Bishii November oo ahayd maalintii Xisbiyada Mucaaradku sheegeen in aanay aqoonsanayn Madaxweyne Muuse Biixi inuu yahay Madaxweyne sharci ku fadhiya yahay kursiga, waxa si is daba jooga ah warbaahinta uga hadlayey Wasiirro, kuxigeenno, masuuliyiinta Kulmiye iyo xubno kale oo xilal haya iyo weliba Odayaal la soo abaabulay oo nabadyada muhiimadeeda ka hadlayey.

Tallaabooyinka ay qaaday Xukuumaddu waxa ka mid ah kuwa ay doonayso in ay kaga falceliso go’aammada Mucaaradka, kuwaas oo muujinaya in madaxweynaha iyo Xukuumaddiisu aad uga cadhoodeen arrinta aqoonsiga la xidhiidha, waxaanay ilaa imika ku abaabuleen Odayaal iyo waxgarad jooga Gobollada dalka oo taageero u muujiyey, in Wasiirro dhaliilaya hoggaanka Mucaaradka oo ku eedeynaya In ay sharci jebin ku talaabsadeen,

 Madaxweynaha oo farriin ka soo dul diray Faras dushii, Kulmiye oo sheegay In aanay xuquuq ku lahayn Xisbiyada mucaaradka ahi dalka iyo talaabooyin kale.

Cabdikariin Bocood and4 others
 
4 Comments
Like
 
 
Comment
 
Share
 
 

Loading...
Loading...