Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Oo Ay Soo Gole Joojiyeen Guddi Ka Tirsan Wakiiladu

0
Sunday November 20, 2022 - 18:07:46 in News by Abdi Good
  • Visits: 1061
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Oo Ay Soo Gole Joojiyeen Guddi Ka Tirsan Wakiiladu

    Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Oo Ay Soo Gole Joojiyeen Guddi Ka Tirsan Wakiiladu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Oo Ay Soo Gole Joojiyeen Guddi Ka Tirsan Wakiiladu
Guddida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiiladu waxay kulan la yeesheen Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeisa.

U jeedada kulankan ayaa ahayd in Xildhibaanadu xogogaal u noqdaan waxyaabaha u suurto gelin waayey in Wakaalada Biyaha Hargeisa xisaab xidhkeedu qayb uu ka noqdo warbixinta Guud ee Xisaab xidhka Qaranka ee 2021. Iyadda oo Xisaab xidhka 2021 ay ku cusbayd soo kordhinta balance sheet Wakaalada Biyaha, taas oo u baahatay in la qiimeeyo Hantida (asset) Wakaalada Biyaha Hargeisa.


Waxa meereeyuhu ka warbixiyey inay gudbiyeen xisaabta dakhliga iyo kharash, laakiin door lagu soo kordhiyey inay soo raaciyaan balance sheet Wakaalada Biyaha Hargeisa.

Waxay Xildhibaanadu waydiiyo su'aalo badan oo la xidhiidha biyo Balaadhinta, Qiimaha biyaha iyo siyaasadaha kala duwan ee Wakaalada ku shaqayso sida ka shaqaalaha Nidaamka qadaraas bixinta ee Wakaalada Hargeisa.

Gebo-gebadii waxa kulankan la isula qaatay inay in wixii macluumaad ah ee dheeriya Wakaalada biyuhu u soo gudbiso Guddida.

May be an image of 6 people, people sitting and people standing

Loading...
Loading...