Taageero K u Socota Shirka Walaaleeye Ee Beelaha Garxajis iyo Habarjeclo.

0
Friday June 14, 2019 - 15:20:19 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taageero K u Socota Shirka Walaaleeye Ee Beelaha Garxajis iyo Habarjeclo.

    Asc Ilaahaybaa Mahadleh, Markaxiga Waxaanu Salaamaynaa Bahda Warbaahinta,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asc Ilaahaybaa Mahadleh, Markaxiga Waxaanu Salaamaynaa Bahda Warbaahinta,

Anagoo Ah Aqoonyahanka, Dhalinyarada, Iyo Dhamaan Jaaliyadaha Kaladuwan Ee Qurbaha Ee Beesha Habar Jeclo Waxaanu Hambalyo Iyo Bogaadin Udiraynaa Salaadiinta Beesha Ee Uu Uguhoreeyo Suldaalka Guud  Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali Muuse, Suldaan Maxamuud Guuleed Mire, Suldaan Maxamuud Xaaji Xuseen, Suldaan Yuusuf Cabdi Cawed, Suldaan Siciid Ducaale, Suldaan Cabdiraxmaan Qodax, Boqor Maxamuud Cali Carab,  Oo Ilaahay Taladii Waafajiyey  Go,Aana Kugaadhey Inay  Qabtaan Shirka Walaaleeye Ee Beelaha Habar Jeclo Iyo Garxajis,  Iskana Diidey Kooxdii Danaystayaasha Ahaa Ee Xukuumaddu Usoodirtay Si Ay Uguqanciyaan Inaanay Shirkaa Qabanin, Hambalyo Ayaanu Leenahay Salaadiinta Waxaanu Leenahay Shirkaa Qabta Dadkana Walaaleeya  Oo Wixii Hore Idiinseegay Yaanay Idinseegin,  Shirkaasi Waa Mustaqbalkii Gobolada Bariga  Iyo Somaliland Ba  Yaan  Laga Gaabin Qabashadiisa Iyo Kamidho Dhalintiisa,  Kooxda Wasiirada Ahna Waxaanu Leenahay  Kuraastiina Ku Ekaada Arinta Dhaqanka Ee Beeshana Faraha Kalabaxa, Waalasoo Dhaafay  Dhawr  Iyo Sagaashankii  Umadda Dhiigeeda Ay  Dhawka Nin Kammacaashijireene, Ku' Ekaada  Meelaha Aad Shaqaalaha Katihiin. Weliba Waxaanu Udigaynaa  Ina Kaahin Iyo Ina Gaafaadhi. Hadaa  Shirkaa  Faragelisaan Balan Waxaa Ah In Shiid Iyo Dhagax Laydinkkaga Saaro Burco Iyo Ceeri Gaabo Labadaba. Oo Aydaan Hargeysa Soodhaafin.

 Wabilaahi Tatfiif.  Guul  Somaliland.

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...