Masuul Iska Casilay Urur Siyaasadeedka KAAH

0
Friday November 18, 2022 - 08:10:08 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2881
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuul Iska Casilay Urur Siyaasadeedka KAAH

    "Waxan kaga mahad naqaya mudadi koobnayd een wada shaqynay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxan kaga mahad naqaya mudadi koobnayd een wada shaqynay"


No description available.



Cabdiqani

17/11/2022

Xil ka tagid Gud:Madar abdiqani.

Mudane Gudoomiye ano xiganaya  Xil magacaabid  summadeedu tahay Tix/Kaah/XG/  kuna taariikhaysan 15/10/2022.


waxaan halkan kuugu soo gudbinayaa qoraalkan xilkii aad i magacawday ee Gudomiyaha garabka dhalinyarada heer qaran ee Urur Siyaasadeedka KAAH - Somaliland in aan gabi ahaan ba iska casilay. Waxan kaga mahad naqaya mudadi koobnayd een wada shaqynay madaxdii ururka iyo dhaman xubnihi kale ba. Ugu dambayntii waxaan rajaynayaa in aad iga aqbasho codsiga aan halkan kuugu soo gudbiyay.

 

ALLAA MAHAD LEH.

Madar abdiqani.

Loading...
Loading...