Macalinku Waa Muhiim

0
Wednesday November 16, 2022 - 11:22:01 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1036
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Macalinku Waa Muhiim

    Ardayga ayaa intuu eegay dhoola cadeeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ardayga ayaa intuu eegay dhoola cadeeyay.



Xiisadda dhexdeeda isagoo macalinku casharka sharaxiisa wada ayu arday ka mid ardayda yar yare e fasalka gam’ay . Macalinka ayaa canaantay waxaana uu cod dheer ku yidhi " Waxaad ku soo jeeday daawashada TV-ga markaasi ayaad fasalka dhexdiisa ku gam’aysaa oo casharkii ku dhaafa”.


 

Ardayga ayaa intuu eegay dhoola cadeeyay. Macalinka oo aad u cadhaysan kana soo qaaday inuu ku jeesjeesayo fasalkana ka saaray.



Laakiin markii u fasalka ka baxay wiilka yari ilmo ayaa indhihiisa ka da’aysay. Qofna ma oga inuu ku soo jeeday aabihii oo aad u xanuunsaday habeenimadii waxaan uu siinayay Dawo.


Is Deji, oo Arrin kasta, maaha muuqaalka kuu muuqda keliya. Mar kastana dhinaca wanaagsan ka eeg arrimaha

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...