Saamayn Noocee Ah Ayaa Ka Dhalanaysa Go'aanada Ay Xisbiyada Mucaaridku Ka Qaateen Xukuumada

0
Wednesday November 16, 2022 - 07:07:39 in News by Abdi Good
  • Visits: 1097
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saamayn Noocee Ah Ayaa Ka Dhalanaysa Go'aanada Ay Xisbiyada Mucaaridku Ka Qaateen Xukuumada

    Saamayn Noocee Ah Ayaa Ka Dhalanaysa Go'aanada Ay Xisbiyada Mucaaridku Ka Qaateen Xukuumada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saamayn Noocee Ah Ayaa Ka Dhalanaysa Go'aanada Ay Xisbiyada Mucaaridku Ka Qaateen Xukuumada

Qofka Muwaadinka ah ee reer Somaliland ee wax fudud u arkaya dhawaaqa Mucaaradka, waa mid u fahankiisu aanu meel dheer gaadhsiinayn. 


Saamaynta dhawaaqan ka dhalan karaa waa mid dawladda ahaan iyo qaran ahaanba saameyn weyn ku leh Somaliland. waxaana ka dhalan kara qodobadan.

1- In amniga dalka ay saameyso, oo dadka qaar u fahmaan in wixii ay doonaan samayn karaa.

2- In kalsoonidii lagu qabay nabadgelayada Somaliland dhaawac soo gaadho, oo hay’addihii ka shaqayn jiray ay shaqada joojiyaan, shaqaalahooda la baxaan kuwa Ajaanibka ah.

3- In Madaxweynaha dalka qayb ka mid bulshadii uu maamulayey ayey yidhaahdaa kuma aqoonsanin, waa ceeb qaran weyn, sumcad
Xumo weyn dalka gaadhsiinaysa.

4- Dhaqaalihii Somaliland la siin jireen dalalka caalamku oo ay samayso, iyada oo imikaba uu khilaafku saameeyey oo la dhimay mashaariicdii miisaaniyadda 2023

5- In ay istaagaan mashaariic waa weyn oo la filayey in laga fuliyo Somaliland, sida mashruuca Shidaal ee la filayo 2023-ka iyo kuwa laga hir gelinayey Berbera.

6- kala qaybsanaantii bulshada Somaliland oo sii xoogeysta iyo codowga Somaliland oo fursad ka heli kara.

May be an image of 3 people, people sitting and people standing


Loading...
Loading...