Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Jawaab Ka Bixiyey War Ka Soo Baxay Xukuumada Mudo Xileedku Ka Dhamaaday Ee Muuse Biixi
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Jawaab Ka Bixiyey War Ka Soo Baxay Xukuumada Mudo Xileedku Ka Dhamaaday Ee Muuse Biixi
gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa jawaab ka bixiyey war murtiyeed ay soo saartay xukuumada mudo xileedkii ka dhamaaday ee Muuse Biixi.
gudoomiye Faysal cali Waraabe ayaa fariin uu ku baahiyey Twitter-ka waxa uu ku yidhi ""Waa hadal aan macno iyo nuxur toona lahayn. Waxa ay muujinaysaa ujeedka gurracan ee dalka lagu maamulo ee ah xoog iyo kalitalisnimo. sharci umma uma lihid inaad dadka reer Somaliland iyo anaga wax na fartaan Dimuqraadiyad ayaa guulaysan doonta.âGuddoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka jawaabay war ka soo baxay taliskii uu wakhtigisii dhammaaday ee Muuse Biixi.
Loading...
Loading...