War Deg Deg Ah:-Mudo Xileedkii Muuse Biixi Oo Dhamaanaya Iyo Fashil Ku Habsaday Dedaalo Layskugu Soo Dhawaynayey mucaaridka Iyo Muxaafidka

0
Saturday November 12, 2022 - 23:55:55 in News by Abdi Good
  • Visits: 2933
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Mudo Xileedkii Muuse Biixi Oo Dhamaanaya Iyo Fashil Ku Habsaday Dedaalo Layskugu Soo Dhawaynayey mucaaridka Iyo Muxaafidka

    War Deg Deg Ah:-Mudo Xileedkii Muuse Biixi Oo Dhamaanaya Iyo Fashil Ku Habsaday Dedaalo Layskugu Soo Dhawaynayey mucaaridka Iyo Muxaafidka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Mudo Xileedkii Muuse Biixi Oo Dhamaanaya Iyo Fashil Ku Habsaday Dedaalo Layskugu Soo Dhawaynayey mucaaridka Iyo Muxaafidka
DAAWO: Musharax Ciro Oo Degdeg Ugu Jawaabay Muuse Biixi

Muuse Biixi ayaa markale ganafka ku dhuftay qorshe ay ula tageen gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdirisaaq Khaliif oo uu weheliyo gudoomiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali.


wararka ayaa sheegaya in labada gudoomiye ay Muuse Biixi u soo jeediyeen wada hadal dhexmara mucaaridka balse waa uu ka diiday isaga oo ku hanjabay inuu sugayo waxa dhici doona 13 November.

sidoo kale xisbiyada mucaaridka ah ayaa dhankooda soo diiday ergo uu ugu tagay Cali Warancade oo waday dedaalo uu kaligii isku xilqaamay oo Muuse Biixi-na uu dhankiisa ka horyimid.

Waxa fashilmay dhamaan dedaaladii la doonayey in miiska wada hadalka layskugu soo celiyo mucaaridka iyo muxaafidka Somaliland, Muuse Biixi ayaana intooda badan ka horyimid.

Muuse Biixi iyo mucaaridka ayaa dhufayska iskugu soo jira iyada oo mudo xileedkii Muuse Biixi uu dhamaanayo 13 November, waxaana la eegi doonaa waxa ay kala mutaan.

Loading...
Loading...