" Madaxwaynaha Waxaa Looga Fadhiyaan, Jid Aan Jare Ka Dhicin ".
Ciyaarta shaxda marka la ciyaarayo waxaa jirta mar
ay is xidho oo ay jiq noqoto, markay sidaasi dhacdo qofka god u banaan yahey waxaa daw loogu
leeyahy in uu baneeyo jid aanu jare uga dhicin oo aanu so gaara uga faa’idaysanin.
Sidaas oo kale marka arrimuhu murgaan wadamada
hanaanka madaxwaynaha ku shaqeeya, madaxwaynayaasha ayaa keena xalalka laggu
fardaamiyo culaysyada jira.
Sidaas markay tahey maanta madaxwaynaha waxaa looga
fadhiyaa fududaynta dariiqa loo marayo xalinta khilaafka taagan, kaas oo ah jid
aan jare ka dhicin.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!