Xildhibaan Ka Horyimid In La Durkiyo Xadka U Dhaxeeye Gobolada Hawd Iyo Maroodijeex

0
Saturday November 12, 2022 - 12:40:18 in News by Abdi Good
  • Visits: 1144
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Ka Horyimid In La Durkiyo Xadka U Dhaxeeye Gobolada Hawd Iyo Maroodijeex

    Xildhibaan Ka Horyimid In La Durkiyo Xadka U Dhaxeeye Gobolada Hawd Iyo Maroodijeex

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Ka Horyimid In La Durkiyo Xadka U Dhaxeeye Gobolada Hawd Iyo Maroodijeex

Xildhibaan Raambo oo ka soo hor jeestay tallaabada xukumaddu ku durkisay xuduudka Gobolka Hawd iyo Maroodijeex.

"Dastuurka iyo Xeerka Ismaamulka Gobolada iyo Degmooyinku waxa ay dejiyeen hanaan cad oo wax ka bedel loogu samayn karo xuduudaha degmooyinka iyo gobolada. Waxa horyaalla Golaha Wakiilada mashruuca sharci ee Xeerka Caasimadda oo si sharci ah loogu dejin doono xuduudaha caasimadda dhammaan afarta jiho.


Sidaas darteed, waxa aan la socod siinayaa bulshada Gobolka Hawd in aanay werwerin oo ay ogaadaan in sifo sharci ah keliya wax looga bedeli karo xuduudahooda.

Hay'adaha xukuumaduna waa inay wakhtigan xaasaasiga ah ee lagu jiro ka taxadaraan talaabo kasta oo ay qaadayaan.”
May be an image of 1 person

Loading...
Loading...