Xisbiyada Mucaaridka Ah Oo Ay U Socdaan Shirar Ay Kaga Tashanayaan Go'aamada Ay Qaadanayaan 13 November
Xisbiyada Mucaaridka Ah Oo Ay U Socdaan Shirar Ay Kaga Tashanayaan Go'aamada Ay Qaadanayaan 13 November
Xisbiyada mucaaridka ah ayaa shirar culusi uga socdaan magaalada Hargeysa.
Xisbiyada Ucid iyo Waddani oo Muuse Biixi aan u aqoonsan doonin madaxweyne wixii ka danbeeya 13 November ayaa ka tashanaya go'aamo culus oo ay ku dhawaaqi doonaan saacadaha ka dhiman dhamaadka mudo xileedka Muuse.
![]() |
Loading...
Loading...