Calaamado Muujinaya Inaad Qabto Cudurada Nafsiga Ma isku Aragtay Calaamadahaan?

0
Friday November 11, 2022 - 16:55:04 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1346
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Calaamado Muujinaya Inaad Qabto Cudurada Nafsiga Ma isku Aragtay Calaamadahaan?

    Waa Kee Lambarka Aad iska dhex aragtay.?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Kee Lambarka Aad iska dhex aragtay.?



 

1: Maalintii Oo dhan Waxaad Ku dhameysataa Shaashada Taleefoonkaaga Umana Aabayeeshid Wax yaabaha Hareerahaaga iyo banaanka Ka dhacaya

 

2: Waxaa Aad U Xadidan dhaq dhaqaaqa Aad Sameyso Waxaad Ka door bidaa inaad Maanta dhan iska fadhiso

 

3: Waxaad dhibsataa Kulanka bulshada iyo is dhax galka Dadka Kale gooni U socod ayaad tahay Kalinimada ayaad jeceshahay, Saas ay tahay markaad muddo meel Kaligaa fadhisid ma daaleysid

 

4: Waxaad Mar Walba jeceshahay inaad Raashiinka iyo Shaahiga Cabitaanka afka Ku hayso Si Aad isaga yareyso Wal Walka Aad dareemeyso raaxo U siyaasato

 

5: Wax qorsho ah Meel Kuuma yaallo Oo Aad damacsan tahay inaad berri Ku dhaqaaqdo iyo mustaqbalka fog

 

6: Badanaa Ma daryeeshid quruxda jirkaaga iyo Muuqaalkaga dibada ah Kulama aha in ay yihiin Arrimo muhiim ah

 

7: in badan Waxaad dib U dhigtaa Camalkaaga

 

8: Hurdada ayaa Waxaa kaaga jiro Khal Khal Mar mar Waxaad Hurudaa Si Wanaagsan Mar Wax Hurdo ah Kaama soo dhacdo

9: Mar Waliba Waxaad Ka Hadashaa Dareenka dadk Kale ay Kaa Aaminsan Yihiin Adigo Ku Saamoobaayo Hadalkooda

 

10: Waxaad Ku fakertaa meesha Aad joogto iyo dadka Aad la joogto Haddaad Ka dheeran laheed inaad Farxad dareemi laheed.

 

Waa Kee Lambarka Aad iska dhex aragtay.?


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...