Muuse Biixi & Mucaaradka Oo Kulan Beesha Caalamku Goob-joog Ka Tahay Hargaysa Ku Yeelanaya
"Kulankan berri waxaa goob joog ka noqon doona wakiilo ka socda beesha Caalamka"
Hargaysa (HWN) Maalinta
berri waxaa la filayaa in kulan la isku soo hor fadhiisiyo mucaaridka
Somaliland iyo madaxweyne Biixi .
Kulankan berri waxaa
goob joog ka noqon doona wakiilo ka socda beesha Caalamka .
Heshiis doorasho oo
beesha caalamku gadh wadeen ka tahah ayaa la filayaa in berri halkaas lagu kala saxeexdo .
Mucaaridka ayaa dhawr
jeer fagaare kaga hanjabey in aanay Muuse Biixi Madaxweyne u aqoonsan doonin
waxii ka dambeeya 13 November haddii aan heshiis doorasho la gaadhin .
Hadii berri kulankan
qabsoomo waxay u muuqaneysaa in baaqii mucaaridka la fuliyey.
Loading...
Loading...