Tacsi Ku Socota Abdi-Shotaly Oo Abtigii Geeriyoooday
Innaa Lilaahi wa Innaa ilayhi Raajicuun
Ilaahay naxariistii
jano haka waraabiyee waxa dalka Jarmalka ku geeriyooday Faarax Warsame Dheeg oo
ahaa Abdi-Shotaly Abtigii.
Bahda Hadhwanaagnews waxay tacsi tiiraanyo leh
udiraysaa Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Faarax Warsame, Marxuumkana
waxay ilaahay uga baryaysaa inuu janadiisii Fardawsa ku macsuumo, dambigiisana
dhaafo. Aamiin Aamiin.
Innaa Lilaahi wa Innaa
ilayhi Raajicuun
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...