Taliye Nuux Taani Oo U Jawaabay Dhigiisa Maamulka Puntland
Taliye Nuux Taani Oo U Jawaabay Dhigiisa Maamulka Puntland
Deg Deg: Taliyaha Guud Ee Ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaacil Taani oo hada u jawaabay Taliyaha Ciidanka Puntland ayaa yidhi’
"Puntland Jaarbanu nahay weli Somaliland hadal xun kuma odhan waxaanu ku dhawrnaa jaarnimada.
Ninka Taliyaha ee hadlayay maalin dhawaydbaa la magacabaay qurbahana wuu ka yimid, wixii dalka ka dhacay waxba kamuu ogayn.
Hadhuudhka iyo masagadu waa cuntadeena Huunana waa Aboowe oo kale.
Waxaan ku leeyahay iskadaa dagaalka nabadgelyada ka shaqee kuwii kaa horeeyay waydii sidaasa lagu wada shaqayn jiray
Dagaal ayuu ka hanbajayay anaguna waanu naqaana sida loogu jawaabo.”
Loading...
Loading...