Jufada Musharax Cirro Oo Shir Uga Furay Deegaan Ka Tirsan Degmada Sheekh

0
Friday November 04, 2022 - 08:54:32 in News by Abdi Good
  • Visits: 1940
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jufada Musharax Cirro Oo Shir Uga Furay Deegaan Ka Tirsan Degmada Sheekh

    Jufada Musharax Cirro Oo Shir Uga Furay Deegaan Ka Tirsan Degmada Sheekh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jufada Musharax Cirro Oo Shir Uga Furay Deegaan Ka Tirsan Degmada Sheekh

Beelaha Musharax Cirro ayaa shir saddex cisho qaadan doonaa uga furmay Magaalada Isku-dar ee ka tirsan Degmada Sheekh maanta oo bishu ahayd 03.11. 2022.


Shirkaas ayaan la cadayn ujeedadiisa , hase yeeshee ila wareedyo ku dhaw-dhaw oo aanu ka helnay shirkan ayaa noo sheegay inuu ku saabsan yahay xaalada siyaasadeed ee haatan dalku galay.

Dhawaan ayaa go,aamo lagaga dhawaaqi doona Shirkan
May be an image of 1 person, sitting, standing, outdoors and tree

Loading...
Loading...