"Muusow Waligaaba Meerayso Wakhtigaagii Wuu Dhamaaday" Musharax Cirro
"Doorasho Doorasho Muddo kordhin xaaraan ah maya"
Hargaysa (HWN) Musharrax
Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay in wakhtigii madaxwayne nimada loodoortay Muuse
Biixi aya gaba gaba tahay, marka lagaadho 13ka November.
"Muuse biixi
sharci ayuu ku noqday madaxweyne sharci darona kuma joogi karo kursiga,13 Nov
marka la gaadho madaxweyne kuuma aqoonsanin"
Muusow waligaaba
Meerayso Wakhtigaagii wuu dhamaaday waad ka tagaysaa meesha"
Doorasho Doorasho Muddo
kordhin xaaraan ah maya,Doorashada wuu ka baqayaa Muuse Doorasho Doorasho"
ayuu yidhi Musharrax Cabdiraxmaan Cirro.
Loading...
Loading...