Taariikhda Soomaalilaan, Puntland Kala Wareegtay deegaannada gobolka Sool.

0
Wednesday November 02, 2022 - 19:27:57 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1914
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Taariikhda Soomaalilaan, Puntland Kala Wareegtay deegaannada gobolka Sool.

    W/Q: Cali Cabdi Coomay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Cali Cabdi Coomay



 

= Adhicaddeeye------- 23. 2. 2004 ayey ciidamada Soomaalilaan Adhicaddeeye kala wareegeen kuwa Puntland. Waxaana madaxweyne Soomaalilaan ka ahaa Daahir Riyaale, halka Puntland uu madaxweyne ka ahaa Cabdilaahi Yuusuf.

 

= Laascaanood-------- 15. Oktoobar, 2007 ayey ciidamada Soomaalilaan Laascaanood kala wareegeen Puntland. Wakhtigaasi waxa Puntland madaxweyne ka ahaa Janaraal Cadde Muuse, halka Soomaalilaan uu madaxweyne ka ahaa Daahir Riyaale.

 

= Gambadha------- 12. Septmbar 2011 ayey ciidamada Soomaalilaan Gambadha kala wareegeen Punltand. Waxa madaxweyne ka ahaa Puntland C/raxmaan Faroole, halka Soomaalilaan uu madaxweyne ka ahaa Siillaanyo.

 

= Tukaraq-------- 8. Jan. 2018. Ayey ciidamada Soomaalilaan kala wareegeen deegaanka Tukaraq kuwa Puntland. Waxa madaxweyne ka ahaa C/weli Gaas, Soomaalilaan Muuse Biixi.

 

= Boocame------- 9. 11. 2022 ayey ciidamada Soomaalilaan Boocame kala wareegeen kuwa Puntland, waan degmadii ugu dambaysay ee ay ciidamada Puntland ka haysteen gobolka Sool, waxaana madaxweyneyaal kala ah Muuse Biixi iyo Siciid Deni.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...