Taliyaha ciidamada Booliska Jabuuti oo soo gaaray Magaalada Hargeysa

0
Wednesday November 02, 2022 - 10:37:25 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 1699
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha ciidamada Booliska Jabuuti oo soo gaaray Magaalada Hargeysa

    Sidoo kale waxaa la filayaa in saacadaha soo socda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidoo kale waxaa la filayaa in saacadaha soo socda


Waxaa Maanta Magaalada Hargeysa soo gaaray oo siweyn loogu soo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Jabuuti Korneyl Cabdiraxmaan Cali Kaahin.


Wafdiga waxaa Garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa kusoo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi & Saraakiil kale.



 

Ujeedada Socdaalka Taliyaha Booliska Jabuuti ee Magaalada hargeysa ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay ka qayb galka xuska 29 guurada Aasaaska Ciidanka Booliska Somaliland oo ku beegan Maalinta Bari.


Sidoo kale waxaa la filayaa in saacadaha soo socda ay magaalada Harfeysa soo gaaraan wufuud kale, kuwaas oo ka qeyb galaya munaasabadda sanad-guurada 29-aad ee Aas-aaska Ciidamada Booliska Somaliland.

Loading...
Loading...