Khuraafaadka Kulmiye yaan La Dhegaysan.
Waxay faafiyeen 14 ka
urur ee meesha maraya 5 ama lix baa la
soo saarayaa? Xagay ku taalaa? Xeer 14 wuxu sheegayaa in uu soo baxayo ururkii
buuxiya shuruudaha uu sheegay xeerku. Imisa urur ayaa soo gudbaya? Cidna ma oga! Walaa madaxweyne ayaa
sheegi kara, walaa xisbi, illaa guddiga diiwaangelintu baadho shuruudahaas.
Qaar baa ku odhanaya amarkaa waa la siiyay Guddiga?; oo yaa awood u leh in uu
sidaa u sheego Guddiga? Waa doorashada danbe, ta saddex xisbi qaran la soo
reebayaa?
Cabdi Cali Jaamac .
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!


0 





