Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Mudaneyaasha Golahaas ku Xidhiidhiyey Inay Wakhti Badan Ku Lumiyaan Qayilaada

0
Wednesday November 02, 2022 - 08:07:08 in News by Abdi Good
  • Visits: 1174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Mudaneyaasha Golahaas ku Xidhiidhiyey Inay Wakhti Badan Ku Lumiyaan Qayilaada

    Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Mudaneyaasha Golahaas ku Xidhiidhiyey Inay Wakhti Badan Ku Lumiyaan Qayilaada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Mudaneyaasha Golahaas ku Xidhiidhiyey Inay Wakhti Badan Ku Lumiyaan Qayilaada
xildhibaan Cabdinaasir Qodax oo ka mid ah mudaneyaasha golaha wakiilada ayaa ku eedeeyey xildhibaanada inay ku mashquulsan yihiin balwada qaadka.

xildhibaan Qodax ayaa war uu baahiyey ku sheegay in mudaneyaasha golaha wakiiladu ay wakhti badan ku lumiyaan bawlada qaadka iyaga oo mudo badan qayila, balse waxa uu sheegay inuu isagu wakhti la qaato dhalinyarada ku foogan ciyaaraha.

xildhibaan Qodax ayaa warkiisa ku yidhi " Saaxiibadayda Goluhu intay qayilayaan, Annigu waxa aan wakhti la qaataa oo dhiirigeliya Dhallinyarada” Xildhibaan Qodax."

May be an image of 5 people, people standing and grass

Loading...
Loading...