Waa Maxay "Depresion" Iskubuuq?

0
Tuesday November 01, 2022 - 21:43:55 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Maxay "Depresion" Iskubuuq?

    Dr. Mohamed Aden Ali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dr. Mohamed Aden Ali



 

Iskubuuqu waa xanuunka niyad-jabka oo sababa dareen murugo joogto ah iyo luminta xiisaha nololeed sababi karana inuu qofku isdilo,waxaana lagu qiyaasa dadka dunida kunool inuu hayo (280 million) oo qof, in ka badan (700,000) oo qofna is dilaan sanadkii sida ay xustey haayada caafimaadka aduunku(WHO)

         Maxaa sababa isku buuqa?

1-Dhaqaale la'aan

2-kufsi loo geestey

3-Takoorid bulsho ama xaafadeed

4-Xanuun inbadan hayey

5-Maandooriye

6-Dhacdooyin xunxun oo qofka soomarey

        Calaamadaha lagu garankaro

1) Inuu qofku dareemayo bilaa rajo nololeed

2) murugo joogta ah

3) Xiisaha iyo farxada oo uu lumiyo

4) Awood la'aan

5) Cadho joogta ah ama xasilooni daro

6) Naftiisa oo aanu daryeeleyn

7) Oohin iyo ciilqabnimo

                   Tallo bixin

1) Waa inaad ilaahey ku xidhnaata, kuna dadaasha akhrinta quraanka iyo fahankiisa.

2) Jimicsi joogto ah maalintii 30 daqiiqo

3) Hadii aad isku aragtid calaamadahan booqo dhakhaatiirta ku takhasustey xanuunada maskaxda iyo cilmi nafsigaba

Dr. Mohamed Aden Ali


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...