Kaftanka Maanta, Muuse Yaa Dhisaya?
Kaba soo qaad in aad ku
adkaysato in aan doorashadda ururadda la qabanin darafka kalena ku adkaysato in
aan doorashadda madaxtooyadda aan la qabanin doorashadda ururadda hortood ka
dibna marka la is mari waayo xalku noqdo in doorashadda madaxwaynaha la qabto 2
sanno ka dib xiliga kordhintu dhamaato, doorashadda ururadda la iska daayo
hadalkeeda.
Intaa ka dib marka
doorashadda madaxwaynaha iyo ururadda sidaas lagugu duuduubo buuqa ururadda cusub iyo xisbiyaddu hadana dib u
bilaabmo laba sanno ka dib ee muuse yidhaahdo xisbiyadda iyo ururaddu
doorashooyinka haku soo heshiiyeen , ee hadana sanad kale oo korodhsiimo ihi
halkaa kasoo boodo.
Sidaas markay tahey
Waxaa is waydiinle horta wadaadkan muuse yaa dhisaya? Dee mooji, dee mooji.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!


0 





