Bahda Hadhwanaagnews Oo Tacsi Udiray Abdirahman Jama Ahmed, "Abdi-Shotaly" Oo Sodohdii Geeriyootay
Inna Lillahi wa inna ilayhi raji'un
Ilaahay naxariistiisii
jano haka waraabiyee waxa xalay magaalada Hargaysa ku geeriyootay marxuumad Cambaro
Warsame Dheeg oo ahayd Abdirahman Jama Ahmed, Abdi-Shotaly sodohdii.
Dhamaan Shaqaalaha iyo
mulkiilaha shabakada Hadhwanaagnews, waxay tacsi udirayaan ehelkii ay ka baxday
Marxuumadu oo uu ugu horeeyo Abdirahman Jama Ahmed, iyagoo marxuumadana ilaahay uga baryay in uu
janooyinkiisa geeyo.
Aamiin Aamiim
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...


0 





