Xildhibaan Laga Soo Doortay Saaxil Oo Ka Hadlay Shacab Xoog Ay Ku Rartay Dawlada Hoose Ee Berbera
Xildhibaan Laga Soo Doortay Saaxil Oo Ka Hadlay Shacab Xoog Ay Ku Rartay Dawlada Hoose Ee Berbera
Xildhibaan Cabdilaahi Muuse Cabdi oo ka tirsan mudaneyaasha laga soo doorto gobolka Saaxil ayaa ka hadlay talaabo ay dawlada hoose ee berbera ku rartay dad shacab ah.
![]() |
xildhibaan Cabdilaahi ayaa war uu soo saaray u dhignaa sidan:-
"Waan salaamayaa dhamaan shacbiga reer somliland garahaan reer saxiil.
Dhacdadii shayalay oo bishu 30/10/2022 ka dhacday agagaarka freezonka ee dad muwaniin ah oo deegan ah guryahoodi iyo hantidood lagu burburiyey ,iyagan inta sidii dameerha la garaacay rag iyo dumarba la xidhxidhay iyagoo ay ku jiraan dumar caruur yar yar nuujinayey oo lakala kaxeeyey ilmihii iyo hooyadii,welina xidhan Waa dhacdo aad u fool xun,kii amar bixiyey iyo kii fulieyba waa masu’lay daro aanay ku jirin haba yaraatee wax garaadihi.
Dadka caynkaa loo galayay waxa aykamid yihin dadkii isoo doortay ee masuuliyadaydu tahay in aan u ilaaliyo xuquuqdooda haddi lagu xadgubo.
Markii shalay warku soo gadhay waxaan bilaabay in aan marka hore waraysto sida ay waxa u dhaceen,waxaan ii muuqatay dulmig iyo tacadiga dadkaa lagu sameeyey.
Waxaanan bilaabay in aan ka hawlga sidii talaaboyin ku haboon looga qadi lahaa mas’uuliyiinti falkaa foosha xun ku kacay,waan ay socotaa, waxaan laga yaba in ay wakhti qadato.
Hawsha caykan oo kala hi maah hawl u baahan cadifad iyo in aan meelah ka nacnacleeyo,waa hawl u bahaan in aan si dhab ah u waaijho muhiimna ma ah in aan cid walba la wadaago.
Hadab waxaan u sheegayay dadka sawirayada soo dhigaya aniga iyo cabdirashid waqatii ololaha inksata oo aanan garananay cid ay yihiin in an masuuliyadyada laga hagin Facebook, wakhtiga aad gelinayso in aad ku mashquusho sawirayadii ololaha ay ka fiincatahay in aad wax adiga kuu dana qabsato.
Haddi ay jirto in maamulka bereberi dhib kugu hayana aad iska uga hadasho ee aand meelo kale ka daydayin".
Loading...
Loading...


0 






