Hay'addii Ay Somaliland Eriday Ee ILO Ma Puntland Ayey U Wareegaysaa?

0
Thursday June 13, 2019 - 06:21:27 in News by
  • Visits: 2805
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'addii Ay Somaliland Eriday Ee ILO Ma Puntland Ayey U Wareegaysaa?

    Hay'addii Ay Somaliland Eriday Ee ILO Ma Puntland Ayey U Wareegaysaa?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'addii Ay Somaliland Eriday Ee ILO Ma Puntland Ayey U Wareegaysaa?


Garoowe(HWN):-Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Madaxtooyada Puntland Ee Qardho kulan kula qaatay Maamulaha Mashruuca JPLG Mr Mark, sidoo kalena ka tirsan Hay’ada ILO.



Kulanka waxaa goobjoog ahaa Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Gudoomiyaha Degmada Qardho iyo Masuuliyiin kale .



ILO ayaa kaga yaaba in ay mashaariicdii Somaliland u wareejiso Puntland.


Dawladda Somaliland ayaa dhawaan eriday hay’addan caalamiga ah ee shaqaalaha Adduunka waxaanay ku eedaysay in xuquuqda Somaliland ay lunsadaan shakhsiyaad Soomaaliya u dhashay oo hay’adda ka shaqeeya.

Loading...
Loading...