Ujeedada Kulamo Uu Madaxweynaha Maxkamada Dambiyada Ee ICC La Qaadanayo Hogaamiyeyaasha Afrika.

0
Thursday June 13, 2019 - 06:18:51 in News by
  • Visits: 1760
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ujeedada Kulamo Uu Madaxweynaha Maxkamada Dambiyada Ee ICC La Qaadanayo Hogaamiyeyaasha Afrika.

    Ujeedada Kulamo Uu Madaxweynaha Maxkamada Dambiyada Ee ICC La Qaadanayo Hogaamiyeyaasha Afrika.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ujeedada Kulamo Uu Madaxweynaha Maxkamada Dambiyada Ee ICC La Qaadanayo Hogaamiyeyaasha Afrika.


Addis Ababa(HWN):-Madaxweynaha Itoobiya Sahle-Workd Zewde ayaa kulan la qaadatay madaxweynaha maxkamada dambiyada aduunka ee Chile Eboe-Osuji oo maanta soo gaadhay magaalada Addis Ababa.

Image result for Sahle-Work Zewde met Chile Eboe-Osuji


Kulankan ayaa qayb ka ah wada hadal uu madaxweynaha maxkamada dambiyada aduunku doonayo inuu la yeeshay hogaamiyeyaasha Afrika si ay isfaham uga gaadhaan hawlaha loo igmaday maxkamada ICC, shaqada ay qabatan iyo qiimaha ay ugu fadhido wadamada Afrika.



Madaxweynaha maxkamada ICC ayaa sidoo kale la kulmay madaxweynaha maxkamada sare ee Itoobiya Meaza Ashenafi kuwaas oo iswaydaarsaday fikrado la xidhiidha muhiimadu uu leeyahay isku xukunka sharcigu iyo sidii ay garsoor cadaalad ah u heli lahaayeen dambiilayaasha caalamiga ahi.

Loading...
Loading...