Ciidamada Milatariga Somaliland Oo La Wareegay Magaalada Boocame Ee Gobolka Sool Oo Puntland Ka Talinaysay

0
Monday October 31, 2022 - 11:44:21 in News by Abdi Good
  • Visits: 2688
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Milatariga Somaliland Oo La Wareegay Magaalada Boocame Ee Gobolka Sool Oo Puntland Ka Talinaysay

    Ciidamada Milatariga Somaliland Oo La Wareegay Magaalada Boocame Ee Gobolka Sool Oo Puntland Ka Talinaysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Milatariga Somaliland Oo La Wareegay Magaalada Boocame Ee Gobolka Sool Oo Puntland Ka Talinaysay
Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa la wareegtey degmada Boocame ee gobolka Sool oo ahayd magaalada ugu weyn ee Puntland ay gacanta kaga haysay gobolka Sool, sida ay ku soo warramayaan weriyaasha degmadaasi.


Guutooyin ka tirsan millateriga Somaliland ayaa galay magaalada; iyada oo ciidamadii Puntland ay meelo aan ka fogayn magaalada fadhiisimo ka samaysteen.

Boocame oo Garoowe u jirta 75km ayaa kamid ah meelaha tirada yar ee gobolka Sool ee Puntland u qorshaysay in ay ka qabato doorashooyinka qof iyo cod.
May be an image of 2 people and outdoors

Loading...
Loading...