Booliska Oo Soo Bandhigay Khasaaraha Ka Dhashay 8 Shil Oo SLAND Ka Dhacay

0
Monday October 31, 2022 - 09:17:28 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 907
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Oo Soo Bandhigay Khasaaraha Ka Dhashay 8 Shil Oo SLAND Ka Dhacay

    Warbixin Shilal Gaaddiid :

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbixin Shilal Gaaddiid :

 

 


 

Taliska Ciidanka Booliska qaybta Nabadgalyada Waddooyinku waxa uu halkan kala wadaagayaa bulshada Somaliland saacaddihii ina dhaafay shilal is xig-xigay oo dalka ka dhacay.

 

Hargaysa : 6Shil ayaa ka dhacay , kuwaasi oo ay sababeen Gaaddiid kala duwan ,waxa ku dhaawacmay 5qof wax dhimashina ma jiraan , sidoo kale Burbur Maaliyaddeed ayaa jira oo Gaaddiidka ah.

 

Boorama : 1Shil ayaa ka dhacay kaasi uu sababay Gaadhi dhacay , waxa ku dhaawacmay 9 qof , wax dhimasha ahina ma jiraan.

Berbera: 1 Shil laba gaadhi oo isku  dhacay  waxa dhaawaca 3Qof , wax dhimashina ma jiraan.

 

Hadaba Ciidanka Nabadgelyada waddooyinku ,  waxay bulshada farayaan gaar ahaan wadayaasha Baabuurta inay taxadar iyo masuuliyad muujiyaan, sidoo kale dhimaan xawaaraha gaaddiidka.

 

Cidii awaamiirtaas qaadan waydana, waxaa ciidamada Nabadgalyada waddooyinku ka qaadi doonaan tallaabo sharciga waafaqsan.

 

Xafiiska Warbaahinta

Ciidanka Booliska JSL.


Loading...
Loading...