Xukuumada Muuse Biixi Oo Xabsiga Dhigtay Afhayeenkii Wasaarada Arimaha Dibada

0
Sunday October 30, 2022 - 15:59:22 in News by Abdi Good
  • Visits: 1371
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Muuse Biixi Oo Xabsiga Dhigtay Afhayeenkii Wasaarada Arimaha Dibada

    Xukuumada Muuse Biixi Oo Xabsiga Dhigtay Afhayeenkii Wasaarada Arimaha Dibada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Muuse Biixi Oo Xabsiga Dhigtay Afhayeenkii Wasaarada Arimaha Dibada

Xukuumadda Madaxweyne Biixi ayaa xabsiga u taxaabtay Afhayeenkii Wasaaradda arrimaha debada Somaliland Axmed Yuusuf Cilmi,kaas oo aan si dhab ah loo oggayn xadhigìisa,haseyeeshee waxa lala xidhiidhinayaa xadhigiisa diimadii iyo deedefayntii uu ku sameeyey qoraaladii khaldanaa ee ka soo baxay bishii hore Wasaaradda arrimaha debada Xukuumadda Biixi.


Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Xukuumadda Muuse oo la xidhiidha xadhiga Afhayeen Axmed Yuusuf Cilmi oo hadda seddex habeen ku xidhan magaalada Hargeysa.

May be an image of 1 person and text that says 'peacerui, ublic of Somaliland that is politica

Loading...
Loading...