Muuse Biixi Oo Sheegay In Kharashka Diiwaangelinta Doorashadu Diyaar Yahay

0
Sunday October 30, 2022 - 15:05:37 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1007
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Sheegay In Kharashka Diiwaangelinta Doorashadu Diyaar Yahay

    "Waxaana weli Somaliland ka taagan muran udhaxeeya Mucaaradka iyo Xukuumada"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaana weli Somaliland ka taagan muran udhaxeeya Mucaaradka iyo Xukuumada"



 

Hargaysa (HWN) Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegtay in guddida Doorashooyinku haystaan kharashkii si ay u bilaabaan diiwaan gelinta, si sida ugu dhakhsaha badan ay u qabsoomaan Doorashooyinku sannadka 2023-ka.

 

Iyadoo weliba la raacayo xilliga guddida Doorashooyinku cayimeen. Laakiin xukuumaddu ma ay sheegin Doorashada ay sheegayaan tay tahay madaxtooyada mise Ururrada.

 

Waxaana weli  Somaliland ka taagan muran udhaxeeya Mucaaradka iyo Xukuumada, murankaasi oo salka ku haya ta soo horaynaysa doorashada Madaxtooyada iyo doorasha ururada siyaasada.



No description available.

Loading...
Loading...